Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay 6 ruux oo haweeney ku jirto (Akhriso Magacyada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe ku toogtay lix ruux ay ku jirto haweeney kuwaa ay ku eedeeyeen falal basaasnimo ah. Fagaaraha xukunka dilka ah ka dhacayay waxaa ku sugnaa dadweyne badan oo usoo daawasho tagay qaabka dilku u dhacayay, waxaa sidoo kale fagaaraha ku sugnaa saraakiil katirsan Al Shabaab. … Continue reading Al Shabaab oo Fagaare ku toogatay 6 ruux oo haweeney ku jirto (Akhriso Magacyada)